Galmudug iyo DDS oo heshiisyo muhiim ah kala saxiixday (Daawo Sawirro)

Shir laba maalmood u socday wafdi wasiiro iyo taliyaha nabadsugidda qaranka Qeybta Galmudug iyo wafdi Hogaanka Nabadgalyada, wasiiro iyo taliyaal ka socday hey’adaha amniga DDS uga socday magaalada Wardheer ayaa galabnimadii Jimcaha 19 Maarso 2021 soo gabagaboobay. Gunaanadkii shirka ayaa laga soo saaray war-murtiyeed iyo heshiis ay dhinaca Galmudug u saxiixeen: Wasiirka Amniga Gudaha, Wasiirka … Continue reading Galmudug iyo DDS oo heshiisyo muhiim ah kala saxiixday (Daawo Sawirro)